Wasiirka Gaashaandhiga Somalia oo booqday degaan dhowaan laga saaray Al-Shabaab (Sawirro)

Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) ayaa manta gaaray deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha hoose oo ka mid ah degaano dhowaan laga saaray Al-shabaab si ay ugu kuurgalaan xaalada degaanka iyo baahiyaha ka jira oo ay ka mid tahay dhismaha buundada marta bartamaha Bariire. Wafdiga ayaa waxaa qeyb ka ahaa wasiir … Continue reading Wasiirka Gaashaandhiga Somalia oo booqday degaan dhowaan laga saaray Al-Shabaab (Sawirro)